Maamulka Garbahaareey oo Booqdey Isbataalkii Jaale Siyaad Ee Dagmada Garbaaharay

isbitaal

Gudoomiyaha Degmada Garbaaharay Imaan Cadow Kaarshe Iyo isu duwaha wasaarada Cafimaadka Maamulka Jubbaland ayaa kormeeray isbitaalka Jaale siyaad ee Degmada garbahaaray waxaana Shaqooyinka uu qabto Isbitaalka Kawar Bixiyey Dr Cabdirisaaq oo ah Dhqatarka guud ee isbitaalka Jaale siyaad waxuuna sheegay in magaalooyinka kale looga ymaado Isbitaalka jaale Siyaad waxaan maalintii qaabilonaa in kabadan 40 Bukaan .

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.