Daawo:Ciidamada Kenya oo Burburiyey Shirka Isgaarsiinta degmada Ceelwaaq ee Kenya

isgaarsin

Ciidamada Kenya ay bur buriyeen Xaruntii shirkadda Isgaarsiinta Hormuud Telecom ee Ceel Waaq Ee gobolka Gedo Burburkaasi ayaa sababy in ay burburto boqolaal kun dollar Oo hanti ah Sida uu sheegay Abdulahi Nuur Osman Oo loo yaqaano Baraakt Oo Ka tirsan Masuuliyiinta Shirkadda.

Abdulahi Barakaat ayaa sheegay in ay hada Ka hor ay bur buriyeen Ciidamada Kenya xarumiha Hormuud ee Beled Xaawo iyo Baardheere Shirkadda Hormuud Telecom waxaa aay weydiineeysaa AMISOM iyo Dowlada Kenya ineey Jawaab ka bixiso sababta ciidamada Kenya u geysteen dhibaatadaan isla markaasna ay magdhaw ka bixiyaan khasaaraha ay geysteen Ciidamadooda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.