Ganacsatada Beledxaawo oo sheegay in uusan saameynin xiriritaanka xadka

raashin

Ganacsatada Degmada Baladxaawo ayaa sheegay inuusan saamayn xiritaanka Xuduudka kenya ay la leedahay Soomaliya ee Mandera, waxaa kaloo sheegen ganacsatada sheegeen in ganacsigooda kuxiran dhiinac Itoobiya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.