Daawo:Tarsan Xildhibanada waxay ku jiraan SHaqo Ganacsi

tarsan

Gudoomiyihii hore ee Gobolka Baanaadir ayaa Sheegay In xildhibanada Soomaliya shaqadii loo idmaday oo ahayd sharci dajinta aysan ahayn ee hayaan shaqo ganacsi, waxaa kaluu sheegay waqtigii madaxwaynaha iyo Raysawasaaraha waxaa dhumiyey Barlamaanka Soomaliyeed ayakoo raba inay arkaan madaxda dalka uGu sareysa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.