Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa Gaaray BananBax Ka dhacay Muqdisho

taabit

Gudoomiayaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada muqdisho Thaabit ayaa booqday wadada isku xirta labar 4 iyo Taraboonka taas oo u xirnayd sababo amni, Gudoomiayah ayaa halkaas wuxuu kula kulmay araday iyoshacab banaanbax ka sameeyey wadadaas.

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ayaa u sheegay dadkii bananbaxa halkaas ka sameeyey inuu sida uGu dhaqsaha badan wax uaga qabanayo furitaan wadadaas madaama bulshada at baahiyo wayn u qabto.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.