Golaha shacabka oo Maanta aqrinta lanaad marinaya miisaaniyada 2018-ka

Xildhibaanada Golaha shacabka Soomaaliya ayaa maanta ka doodaayo ansixinta Miisaaniyadda Dowladda ee 2018 oo dhawan golaha Wasiirada ay soo meel mariyeen

miisaaniyadaan ayaa ka badan miisaaniyaddi 2017 waxana lagu kordhiyay 14 milyan halka tii hore ay 260 milyan aheyd waxaana y noqotay 274 milyan oo dollar

Xildhibaanada ayaa marka hore aqrinta 2aad marsiinayo,kadibna Waxaa ay ka yeelan doonaan dood adag sida ay idaacadda kulmiye u sheegeen xildhibaano ka tirsan golaha shacabka ah.

Ciidamada amaanka dowlada soomaaliya ayaa waxaa ay xireen wadooyinka soo gala xarunta golaha shacabka ah

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.