Gudoomiyaha Gobalka Banaadir oo ka hadlay heshiiska Galmudug iyo Ahlu sunna

tabit

Gudoomiyaha Gobalka Banaadir Taabit ayaa waxuu ka hadlay heshiiska Galmudug iyo Ahlusunna waxuuna sheegay in heshiiskaan yahay mid taariiqaya anakoo og in galmudug daruufo adag haystaan sida kala qayb sanaan ay kaga duwanaayeen Maamul Goboleedyada.

Gudoomiye taabit aaya sheegay in sharaf ay u tahay Gobolka Banaadir in heshiiska galmudug iyo ahlusuna uu ka dhaco Magaalada Muqdisho waxaana idiin rajeynayaa guul iyo midnimo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.