Fanaanad caan ahayd oo magaalada hargeysa ku geeriyotay

gaduudo

Alle ha u naxariistee waxaa magaalada Hargeysa ku geeriyooday Fanaanadii ugu horeysay ee Soomaaliyeed oo ka heesta Masrax Shamis Ismaaciil Abuukar  “Guduudo Carwo” oo maalmihii la soo dhaafay ku xanuun-saneed Magaalada Hargeysa.

Gudoodo Carwo oo ahayd Fanaanadii ugu horeysa ee masrax ka heesta ayaa xanuuno soo wajheyn waxaana la sheegay in ay xalay ku geeriyootay Hargeysa, aaskeeda ayaa lagu wadaa in uu ka dhaco Hargeysa sida ay sheegeen Fanaaniin ku sugan Hargeysa.

Dad badan ayaa ka tacsiyeeyay Gaarida Gaduudo Carwo kuwaas oo u badan Fanaaniin Abwaaniin iyo Madax kale.

La soco wixii ku soo kordha

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.