Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ayaa ka hadashay isku aadka ciyaaraha maamul goboleedyada

Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ayaa ka hadashay isku aadka ciyaaraha maamul goboleedyada Waxaayna shaaca ka qaaday isku aadka tartanka kubada Cagta maamul gobaleedyada Soomaaliya oo looga dhawaaqay munaasabad ay maanta qabatay wasaarrada dhallinyarada iyo cayaaraha Soomaaliya Marwo Khadiija Maxamed Diiriye.

Gobalka Banaadir oo Cayaaraha lagu marti gelinayo ayaa cayaarta ugu horeysa tartanka maalinta Jimcada la yeelan doona kooxda ka socota Jubbaland, iyadoo sida ku cad jadwalka tartanka ay maalinta khamiista ah dhici doonto munaasabada furitaanka.

Lixda koox ee tartanka ka qeyb galaya ayaa loo qeybiyay laba qeybood oo min sadex koox ah. Xulka Banaadir ayaa group-ka A kula jira Jubbaland iyo Galudug, halka group-ka B ay ku wada jiraan: Puntland, Koofur Galbeed iyo Hir Shabeele.
A                                                     B
Banadir                                      Hirshabeele
Galmudug                                 Puntland
Jubbaland                                K Galbeed

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.