Daawo:Gudiga Taakulaynta Dadkii Wax Ku Noqday Qaraxii Soobe Oo War Cusub Soo Saaray

qaeax

Guddiga gurmadka Qaran ayaa Shir Jaraa’iid oo ay ku qabteen Magaalada Muqdisho ayeey waxay kusoo bandhigeen tirakoobka qasaarihii ka dhashay qaraxii Soobe ee 14-ki Oktober, iyagoo tilmaamay in 10890 qofood ay ku waxyeelloobeen masiibadaasi.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.