Daawo:Xaalada Magalada Gaalkacyo ayaa Dagan Kadib iska hor imaad sababay dhimasho oo Shalay Kadhacay

dagaal

Xaalada Magaalada Gaalkacyo ayaa maanta Dagan kadi iska hor imaad shalay kadhacay oo sababay qasaaro dhimasho, ganacsiga iyo isku socodka dadwaynaha ayaa caadi kusoo noqday.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.