Daawo:Golaha wasiirrada Jubbaland oo qodob xasaasi ah ka hadlay

jubaland

Golaha wasiirada Jubbaland ayaa waxay sheegen kulankoodii Khamiis laha ahaa waxaana kasoo baxay qodobo mahiima oo kamid yihiin gudiga amniga Jubbaland oo maalinta axada kulmi doono waxaa kaloo looga hadlay sidii loola dagaalami lahaa Shabaab deeganada Jubbaland ee Maqan loo xoorayn lahaa .

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.