Daawo:Ciidamada Dowlada Soomaliyeed oo alshabab Kala Wareegey Degaano Hoos taga Sh/Hoose

ciidan

Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaliya iyo kuwa AMISOM ayaa  dib ula wareegay Deegaano hoos taga Magaalada Marka ee Xarunta gobalka shabeellaha hoose.
Ciidamada Xooga dalka oo gacan ka helaya Ciidamada AMISOM ayaa u suura gashay iney la wareegaan gacan ku heynta deegaanka abiikaroow oo kamid ah deegaanada hoos taga Magaalada Marka ee Gobalka sh/hoose.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.