Daawo:Gudoomiyaha Magaalada Garbaharey ayaa soo booqday allaha unaxariistee Qabriga Maxamed Siyaad barre

garbo

Guduumiyaha Degmada Garbaaharey Iimaan Cabdow kaarshe oo safar shaqo uGu maqnaa Magaalada Kismaayo ayaa lagu soo dhaweeyey Magaalada Garbaaharey, soo dhaweynta Guduumiyaha waxaa ka qayb galay qaybaha kala duwan ee bulshada iyo maamulka Garbaharey.

Gudoomiye Iimaan Cabdow ayaa soo booqday qabriga Madaxwaynihii hore Soomaliya Maxamed Siyaad Barre, isaga iyo dadkii lasocday ayaa ilaahay uga baryey in ilaahay unaxariisto Madaxwaynihii hore Soomaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.