Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: October 2017

No Image

Daawo:Xildhibaan Yuusuf Xasan Cabdi oo soomalida ugu baaqay inay yimaadaan goobaha Codbixinta

27th October 2017 admin 0
No Image

Daawo:Raysawasaare Khayre oo ka ducaysatay Hooyo Wiilkeeda uwayday lacag ay kaga bixiso isbitaalka

26th October 2017 admin 0

Raysawsaraha Soomaliya oo booqasho kujooga dalka Turkiga ayaa booqday isbitaal ay ku jiraan dhaawacyo soomaliya laga keenay oo kale duwan waxuuna ku kala kulmay Raysawasaare […]

axmed madoobe

Madaxweynaha Jubblanad Ayaa Socdaal Ku Tagey Deegaanka Buulo Guduud

26th October 2017 admin 0

Daawo:Raisalwasaraha Soomaaliya ayaa Maanta Kulan la qaatay Dhigiisa Turkey .

26th October 2017 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta kulan la qaatay dhiggiisa dalka Turki Binali Yildrim, waxaana si hab-maamuus ah loogu soo dhaweeyey […]

No Image

Daawo:Kismaayo Kulan lagaga Hadlaayo isdhex galka iyo nabada aya kadhacay

26th October 2017 admin 0
amisom

Daawo:Ciidamada Amisom oo sheegay Dumarka Soomaliada Markii 20 gaaran oo laguursan waaayo Walalkood baa ilma kadhala kadib argagixisuu noqdaa ilamahaas

26th October 2017 admin 0

Filin laga soo duubay Ciidamada Amisom oo laga daawaday dalalka Yurub sida, Uk Sweden ayaa waxay ku aflagaadeeyey ummada Soomaliyeed gaar ahaan gabdhaha iyagoo sheegay […]

Golaha Wasiirada oo kulankoodii caadiga ahaa uga hadlay qodobo dhowr ah (Akhriso)

26th October 2017 admin 0

Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayey Ku-Simaha Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Mahdi Mohamed Guled (Khadar). Arrimaha […]

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa Turkiga (Sawirro)

26th October 2017 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo booqasho ku jooga dalka Turkiga ayaa maanta la kulmay Ra’iisul Wasaaraha Turkiga Binali Yildrim. Kulankan ayaa ka dhacay […]

Maamulka D/ Wadajir oo amaro culus dul dhigay Qaar ka mid ah Ganacsatada Isgoyska Zoobe

26th October 2017 admin 0

Guddoomiyaha degmada Wadajir Sheekh Cumar C/laahi Xasan oo Warbaahinta kulahadlay isgooska Zoobe ee Magaalada Muqdisho ayaa amaro cusub dul dhigay ganacsatada yar yar ee ku […]

No Image

Dadka Reer Kenya oo u dareeray Goobaha Cod Bixinta iyo Rabshado kasocda meelaha Qaarkood

26th October 2017 admin 0

waxaa maanta dadka kenya u dareereen goobaha codbixinta iyadoo meelaha qaarkood layman dhaadheer loogu jiro goobaha codbixinta waxaana maanta la dooran doonaa madaxweyne cusub xilli […]

Ururka SOMA oo ka hadlay geerida Wariye Jacfar Cali Daacad

26th October 2017 admin 0

Ururka Warbaahinta Soomaaliyeed (Somali Media Association SOMA) oo ah Urur ay ku mideysan yihiin Qaybaha kala duwan ee Warbaahinta dalka ayaa wuxuu ka hadlay geerida […]

Taliyaha Booliska Baay oo is hor istaag ku sameeyay shaqada Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee KGS

26th October 2017 admin 0

Taliyaha Booliska Gobolka Baay Korneyl Mahad C/raxmaan Aadan, ayaa la sheegay in uu is hor istaag bareer cad ah uu ku sameeyay shaqada xafiiska Gudoomiyaha […]

No Image

Howlgallo culus oo ka bilowday degmada Xudur

26th October 2017 admin 0

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Booliska Koonfur Galbeed ee ku sugan degmada Xudur ayaa waxa ay bilaabeen sidii dagaalo ay ugu qaadi lahaayeen goobaha […]

Ammaanka Saldhiga Turkiga ee Muqdisho oo aad loo adkeeyay

26th October 2017 admin 0

Ammaanka Saldhiga Turkiga ee Muqdisho ayaa si aad ah loo adkeeyay, kadib Qaraxii isgoyska Zoobe ka dhacay 14-kii bishan, kaasi oo galaaftay nolosha dad gaaraya […]

Ra’iisul Wasaare Kheyrre oo Maanta Booqanaya Dhaawacyadii la geeyay Turkiga

26th October 2017 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Keyrre oo Booqasho ku jooga Wadanka Turkiga ayaa Maanta booqanaya Dhaawacyadii la geeyay Isbitaalada Wadanka Turkiga ee ku dhaawacmay Qaraxii […]

Posts pagination

« 1 … 4 5 6 … 30 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes