Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: October 2017

Madaxwaynaha Soomaliya ayaa si diiran loogu soo dhaweeyey Suudaan

4th October 2017 admin 0

Madaxweynaha Jmahuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa ka degay garoonka diyaaradaha magaalada Khaartuum ee xarunta Dalka Suudaan, Waxaa halkaasi […]

Xoghayaha arrimaha dibedda Maraykanka oo beeniyay in uu is casilayo

4th October 2017 admin 0

Rex Tillerson oo ah xoghayaha arrimaha dibedda ee Maraykanka oo todobaadkan hadalheyntiisu badnayd ayaa qabtay shir jaraa’id oo uu kaga hadlay arrimo dhawr ah. Waxaa […]

(DAAWO) Madaxweynaha Jamuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta u dhoofay wadanka Suudaan.

4th October 2017 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farjaamo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u dhoofay wadanka Suudaan kaddib markii uu caasumaad rasmi ah ka […]

dabcasar

Daawo:Shiiq Dabcasar iyo Qoys Somaliya ayaa Ku guulaysatay Hooyo Rayaan wilkeedii inaysan qaadan qoys Ajnabi ah

4th October 2017 admin 0

Qoysaska Soomalida ee Kunool qurbaha ayaa waxay lakulmaan caqabado badan oo ay kamid yihiin qoysaska oo kala taga mararka qaarkoodna is dacweeya taasina waxay keenta […]

Al-Shabaab oo la sheegay in ay qarxiyeen shacab ku dadaalayay in ay joojiyaan Fatahaad uu sameyay Wabiga Jowhar

4th October 2017 admin 0

Dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa la sheegay in ay qarax miino udhigeen Dad Shacab ah oo ku Howlanaa xeritaanka meel uu fatahaad ka sameeyay Wabiga Shabeelle ee […]

qaad

Dhageyso:Maamulka Bakool ayaa Mamnuucay Qaadkii imaan jiray Bakool

4th October 2017 admin 0

Guddoomiyaha Gobolka Bakool ee Maamulka Koofur Galbeed Maxamed Cabdi Maxamed ayaa sheegay in Guud ahaan deegaanada Gobolka Bakool laga mamnuucay ka Ganacsiga Qaadka iyo Nuucyada […]

No Image

Madaxweyne Farmaajo Oo Booqanaya Suudaan

4th October 2017 admin 0

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa waxaa ay booqasho rasmi ah oo labo maalmood ah maanta uga bilaabaneysaa dalka Suudaan . Madaxweyne Farmaajo waxaa safarkiisa […]

No Image

Xildhibaanada Galmudug oo ku kala qeyb samay go’aankii Maxkamadda Sare

4th October 2017 admin 0

Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa ku kala qeyb samay go’aankii Maxkamadda Sare ay ku ansixisay dhammaanba xil ka qaadistii Madaxweynaha Galmudug, Ku xigeenkiisa iyo Guddoomiyaha […]

No Image

Gudoomiye Ku xigeenka Maxkamadda Sare ee Galmudug oo ka hor yimid go’aankii Yaxye

4th October 2017 admin 0

Kadib markii Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee maamulka Galmudug uu shalay ku dhawaaqay in Maxkamaddu ay ansixisay dhammaanba xil ka qaadistii Madaxweynaha Galmudug, Ku xigeenkiisa iyo […]

Gabar Soomaali ah oo lagu Weeraray Wadanka Canada

4th October 2017 admin 0

Booliska Magaalada Edmonton ee Dalka Canada ayaa sheegay in Gabar Soomaali ah oo ku nool Magaaladaasi Weerar lagu qaaday,waxaana ay sheegeen in Weerarkaas uu geystay […]

Madaxweynaha Soomaaliya oo Maanta u dhoofaya Wadanka Suudaan

4th October 2017 admin 0

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa Maanta oo Arbaco ah la filayaa inuu u Safro Magaalada Khartoum ee Caasimadda Suudaan. Madaxweynaha […]

Madaxweynaha Puntland oo Magacaabay Agaasimeyaal Cusub”Akhriso”

4th October 2017 admin 0

Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska Madaxweynaha  Puntland  Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo Xeer  Lr-105, soona baxday Shalay oo taariikhdu aheyd 03 October  2017 ayaa lagu magacaabay Agaasimeyaasha Guud […]

muqdisho

Daawo:Maxkamadda gobolka Banaadir oo maanta xukuntay Eedeysanayaal lagu qabtay Maandooriye

4th October 2017 admin 0

Maxkamadeynta raggaan ku eedeysnaa ka Ganacsiga iyo isticmaalka waxyaabaha Maanka sida Xashiishka ayey Maxkamada Gobolka Banadir ku qaadey Xarunta C I D-da Muqdisho oo laguso […]

ciidan

Daawo:Ciidamada Soomaliyeed ee Gobolka Gedo ayaa ka qabsaday Deegano Cusub Alshaba

4th October 2017 admin 0
jiijiile

Maqaal:Awalba Waan Dareen Qabay”W/Q Abdiqaadir Jiijiile

3rd October 2017 admin 0

Masuuliyeen aan Caawo kismaayo kala hadley ayaa ee xaqiijiyay in Qilaaf Soo kala Dhax Galey Madaxweynaha Jubaland Axmed madoobe iyo Siyaasiyeenta Kasoo Jeedo gobolka Gedo […]

Posts pagination

« 1 … 26 27 28 … 30 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes