Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: October 2017

shabab

Kismaayo: Dad Ka Barakacay Dagaal Maamulka Jubbaland Kula Jiro AL-Shabab

30th October 2017 admin 0
No Image

Daawo:Ganacsatada Puntaland oo diiday inay isticmalaan dekada Boosaaso kadib markii Shirkada Imaarad Carabta lacago dheeraad ah kusoorogeen

30th October 2017 admin 0

Ganacsatada Puntalnd ee isticmaasha Dekada Boosaas ayaa ka horyimid Lacago dheeraad ah oo ay sheegeen iney ku soo rogtay Shirkadda P&O ee Dalka imaaraadka oo […]

roob

Daawo:Degmada Balanbal ee Gobolka Galgaduud oo Roobsatey

30th October 2017 admin 0

Magaalada Balanbal ee Gobolka Galgaduud ayaa xalay Roob aad ubadan kada’ay Roobkaas oo in saacado ah socday ayaa biyo badan dhigay barxada Magaalada Balanbal, dadwaynaha […]

cawad

Allaha Unaxariistee Xildhibaan Cawad Axmed Casharo ayaa geeriyooday

30th October 2017 admin 0

Allaha u naxariistee Cawad Axmed Cashara oo ahaa Xildhibaan hore oo ka tirsanaa Baarlamaanka Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa ku geeriyooday Dalka Canada, Marxuumka ayaa ku […]

Wasiirka Macdanta iyo Badroolka oo hor tagay Baarlamaanka Golaha Shacabka

30th October 2017 admin 0

C/rashiid Maxamed Axmed Wasiirka Wasaarada Batroolka iyo Macdanta ee Xukuumada Soomaaliya ayaa maanta hor tagay Baarlamaanka Golaha Shacabka Soomaaliya oo kulan ku lahaa xaruntooda ee […]

No Image

Sheekh Bashiir Axmed Salaad ayaa sheegay inaan alshabab layyska dhicin karin intaan kala qaybsanahay

30th October 2017 admin 0

Sheekh Bashiir Axmed Salaad ayaa sheegay in Al shabaab ay ka faaideystaan qilaaf dhexdeena waxaan loo baahan yahay inaan isku duubnaano oo nidaam suubisaan si […]

Tarsan oo ku baaqay in talaabo walba oo ay qaadaan Al-Shabaab mid la mid loogu jawaabo

30th October 2017 admin 0

La taliyaha dhanka Siyaasada Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Axmed Nuur Tarsan ayaa ku taliyay in talaabo walba oo ay qaadaan maleeshiyaadka Al-Shabaab mid la mid […]

No Image

AMISOM oo ka hadashay weerarkii Naasa-hablood 2

30th October 2017 admin 0

Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika (SRCC) ee Soomaaliya, Ambassador Francisco Madeira, ayaa si adag u cambaareeyay weerarkii Sabtidii ina dhaaftay ka dhacay […]

No Image

Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee koofur galbeed oo Sheegay in naftiisa oo kala Soo baxay Baydhabo

30th October 2017 admin 0

Sheekh Axmed C/laahi Xuseen (Fanax)  Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo la hadlay Saxaafada ayaa Waxaa uu sheegay in naftiisa uu kala […]

Wasiirka batroolka iyo Macdanta oo maanta hortagaya Xildhibaanada Golaha Shacabka

30th October 2017 admin 0

Sida ay Sheegayaan Wararka Waxaa Saakay Xildhibaanada Golaha Shacabka hortagi doono Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya Cabdirashiid Maxamed Axmed. Ajendaha kulanka ayaa ah Akhrinta 1-aad […]

No Image

Shirka Madaxda Dowladda iyo kuwa Maamul Gobolleedyada oo Maalintii 2-aad galay

30th October 2017 admin 0

Iyadoo Shalay Madaxtooyada Soomaaliya uu ka furmay Shirka u dhexeeya Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Madaxweyneyaasha Maamul Gobolleedyada Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ayaa Maanta […]

qarfax

Daawo:Sheekh Cali Wajiis “Muddo labo saac ayaan aniga iy Al Shabaab wada nool

30th October 2017 admin 0
calan

Daawo:Calanka Soomaliyeed oo laga Taagey Magaalada Bristol Uk iyo Baroordiiq iyo duco loo sameeyey Dadkii kuwaxyeeloobay qaraxyadii Muqdisho

29th October 2017 admin 0

Jaaliyada Soomaliyeed ee Magaalada Bristol Uk ayaa waxay magaaldaas ku qabteen banabaxa ay ugu ducaynayaan iyo baroordiiq dadkii ku waxyeeloobay qaraxyadiii kadhacay Muqdisho waxayna ilaahay […]

liibaan

Daawo:Qaabkii ay udhacaday sanad guuradii 49aad jamhuuriyada Turkiga oo ka qayb galay Raysawasaare Khare iyo Madax kale

29th October 2017 admin 0

Reysulwasaaraha dalka iyo madaxda maamul goboleeyada dalka oo ka qeyb galay munaasibad lagu xusayay sanad guuradii 94aad oo ka soo wareegtay xiligii dawlada aan walalaha […]

No Image

Daawo:Shiiq Baaruud Gurxan oo ku baaqay in lala dagaalamo Al-shaabab

29th October 2017 admin 0

Shiir Baaruud Gurxan oo kamida Culimada Soomaliyeed ee kusgigan Magalaada Muqdisho ayaa ku baaqay in meel looga soo jeesto alshabab oo lala dagaalamo, Shiiq Baaruud […]

Posts pagination

« 1 2 3 … 30 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes