Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: September 2017

(SAWIRO)madaxweynaha soomaaliya oo dalka boqortoyada sucudi arbia sii daran lagu soo dhaweeyay

26th September 2017 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa gaaray magalada Jidda ee Boqortooyadda Sucuudiga. Madaxweyne Farmaajo iyo waftiga uu horkacayo waxaa garoonka diyaaradaha kusoo […]

xaaf

Deg Deg Xildhibaano Katirsan Galmudug oo Sheegay Caawa in Xilka ka Qaaday Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf

26th September 2017 admin 0

Axmed Yuusuf Ciyow oo Si KMG ah u Shir Gudoominayay kulanka Xildhibaanada ayaa Sheegay in 52 Xildhibaan ay Kalsoonida Kala Laabteen Madaxweyne Xaaf hal Xildhibaana […]

No Image

Ra’iisul Wasaare Khayre ooWasaaradda Gaashaandhigga Mareykanka si heer sare ah loogu soo dhaweeyey

26th September 2017 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa xarunta Wasaaradda difaaca Mareykanka kula kulmay Ku xiggeenka Xoghayaha Gaashaandhiga Mareykanka Patrick Shanaha, […]

batuulo

Batuulo Gaballe” Waa In La Taageeraa Dowlada Madaxwayne Farmaajo

26th September 2017 admin 0

Gudoomiyaha Ururka Haweenka Qaranka soomaaliyeed Batuulo shiikh Axmed Gaballe oo Maanta Shir Ku qabatay Muqdisho ayaa sheegtay in ay Ka Go’antahay Ururka Haweenka Qaranka, Taageerida […]

Mudo 27 Sano Ah Ka Dib Iskuul Lagu Baran Doono Habka Duullimaadka Oo Muqdisho Laga Furay {SAWIRO}

26th September 2017 admin 0

Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho mudo 27 sano ah ka dib laga furay Iskuul lagu baran doono Habka duullimaadka (School of aviation) kaasi oo ay hirgiliyeen […]

Daawo:Wasiirka Warfaafinta Soomaliya oo Kawarbixiyey Safrkii Madaxwaynaha Soomaliya Ku aaday Sacuudiga

26th September 2017 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi “Farmaajo” ayaa maanta u amba baxay dalka Boqortooyada Sucuudiga, Safar shaqo oo qaadanaaya muddo labo maalmood ah ayaa […]

War deg deg ah: Askari ka tirsan Ciidanka Dowladda oo shacab ku dilay Jowhar

26th September 2017 admin 0

Ugu  yaraan hal qof ayaa ku dhintay Labo qof oo kalane waa ay ku dhaawacmeen rasaas uu furay Askari ka tirsan Ciidanka Dowladda Soomaaliya oo […]

(SAWIRO)Madaxweynaha Soomaaliya oo goor-dhaw u dhoofay Dalka Sacuudiga

26th September 2017 admin 0

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa goor-dhaw u dhoofay Dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya sida ay noo xaqiijiyeen Xubno ka mid ah […]

No Image

maamulka galmudug oo beeniyay inay xidhiidhka u jareen dawlada dhexe.

26th September 2017 admin 0

Warsaxaafaded goor dhow ka soo baxay Madaxtooyada Maamulka Galmudug ayaa lagu beeniyay warqad lagu baahiyay Baraha Bulshada iyo Websetyada qaar ee lagu sheegay in Galmudug […]

No Image

Dhageyso:Xildhibanada Koonfur Galbeed oo Dowlada Ugu baaqay Inat Tilaabo adag Kaqaado Maamul Goboleedyada

26th September 2017 admin 0

Xildhibanada kaso Jeeda koonfur galbeed oo shir ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa dowlada Federaalka ah ugu baaqay inay tilaabo adag ka qaado Maamul goboleedyada fowdaada […]

axmed madoobe

Axmed Madoobe:-“Wadamada Khaliijka aan Dartood Isku Dagaalayno Bari Bey Heshiin Karaan”

26th September 2017 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa ka hadlay khilaafka u dhaxeeya Madaxda Dowladda Faderaalka Soomaliya iyo Maamul goboledyadda dalka ka jira ee […]

No Image

Khayre oo xalay Virginia kula kulmay Soomaali

26th September 2017 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali (Khayre) ayaa xalay qaar ka mid ah Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Waqooyiga Ameerika kula hadlay gobolka Virginia ee dalka […]

Shir looga hadlaayo ka hortagga Qaraxyada oo muqdisho uga Furmay Saraakiisha Dowladda iyo AMISOM.

26th September 2017 admin 0

Saraakiisha ugu sareeysa Ciidamadda Qalabka sida ee Soomaliya  iyo AMISOM ayaa shalay Waxaa Muqdisho uga furmay Shir soconaya Sadax maalmood kaas oo looga Hadlayo Qatarta […]

No Image

Kenya oo ka baxday deegaanka Tarako ee gobalka Gado iyo Al-Shabaab oo qabsaday

26th September 2017 admin 0

Ciidamada Milatariga Dowladda Kenya ayaa ka baxay deegaanka Tarako oo ku yaalo duleedka degmada Baardheere Gobalka Gado halkaas oo ay daganaayeen dhowrkii sano ee la […]

Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo sheegay in ay Xabsi guri ku jiraan Isaga iyo Madaxweyne ku xigeenka Galmudug

26th September 2017 admin 0

Cali Gacal Casir Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug ayaa maanta sheegay in Xabsi guri ay ku jiraan Isaga iyo Madaxweyne ku xigeenka Maamulkaasi iyo sidoo kale Gudoomiye […]

Posts pagination

« 1 … 4 5 6 … 31 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes