Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: August 2017

Akhriso:-Wasiiradda Xukuumadda Soomaliya oo Amaro Culus La Dul Dhigay

27th August 2017 admin 0

Ra’isalwasaare Kheyre wuxuu Golihiisa Wasiirada ka mamnuucay inay baraha bulshada, idaacadaha iyo TVyada uga hadlaan warar siyaasadaysan, xaalada taagan iyo wixii xasaasi ah illaa inay […]

Xarunta Maamulka Internet-ka ee Hay’adaha Dowladda oo Xariga Laga Jaray

27th August 2017 admin 0

Ra’iisul-wasaare ku-xigeenka dalka, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa maanta si rasmi ah u furay xarunta dhexe ee maamulka Internet-ka hay’adaha dowladda (Network Operations Center – […]

Fahad yaasiin oo soo saaray amara cusub iyo shaqale ka tirsan madaxtooyada oo uu shaqo joojin ku sameeyay.

27th August 2017 admin 0

Agaasime waaxeedyada uu xilka ka qaaday ayaa sheegay in loola dhaqmay si ka baxsan nidaamka dowliga, iyadoo qaarkood inta xafiisyadooda askar loogu geeyay, xoog looga […]

luuq

Daawo muuqaal cajiib ah oo laga duubay Degmada Luuq

26th August 2017 admin 0
saldhig

Daawo: Sawirradii u dambeeyay ee laga soo qaaday Saldhiga Milateri ee Turkiga

26th August 2017 admin 0

Diyaar garowgii u dambeeyay ayaa loogu jiraa furitaanka Saldhiga Milateri ee Turkiga ka dhistay magaalada Muqdisho, iyadoo la dhameeyay dhamaan adeegyadii lagama maarmaanka u ahaa. […]

Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha oo la kulmay Danjiraha Midowga Yurub ee Bariga Africa

26th August 2017 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre, ayaa maanta la kulmay Danjiraha Midowga Yurub u qaabilsan […]

No Image

Dowladda Soomaaliya oo Guddi u saartay baaritaanka dhacdadii Bariire

26th August 2017 admin 0

Dowladda Soomaaliya ayaa  ku dhawaaqday inay Guddi u saartay dhacdadii shalay ka dhacday deegaanka Bariire ee Gobolka Shabeellaha Hoose, halkaasoo lagu laayay 10 ruux oo […]

No Image

Banaanbaxyo looga soo horjeedo Dadkii lagu dilay Maykaareebey oo ka Dhacay Gobolka Gedo

26th August 2017 admin 0

Banaanbax waa wayn oo looga soo horjeedo Dadkii Shacabka ahaa ee lagu dilay Maykaareebey ee Gobolka Gedo ayaa ka dhacay Degmooyinka Garbahaarey,Ceelwaaq,Baladxaawo, Luuq iyo Baardheere. […]

Baarlamaanka Galmudug oo Ansixiyay Golaha Wasiiradda Cusub ee Maamulaas

26th August 2017 admin 0

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa Maanta Baarlamaanka Maamulkaasi horgeeyay Golaha Wasiiradda Cusub Ee uu dhwaan Magacaabay,waxaana Xildhibaanada ay Ansixiyeen Wasiiradda Cusub. 52 Xildhibaan […]

No Image

Xildhibaano Ku Baaqay In Degdeg Wax Loogu Qabto Dadku Ay Abaartu Saameysay

26th August 2017 admin 0

Xildhibaan Axmed Yuusuf Xasan oo kamid ah mudanayaasha baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa ku baaqay in si degdeg ah wax looga qabto xaaladda abaareed ee ka […]

Jen. Cirfiid oo sheegay in Mas’uuliyiin ay si qaldan uga hadleen howl galkii Bariire

26th August 2017 admin 0

Taliyaha Ciidamada xoogga dalka Jen. Axmed Maxamed Jicmaale (Cirfiid) ayaa sheegay in howl gal ay fuliyeen ciidamada dowladda iyo kuwa Mareykan ah oo shalay ka […]

No Image

Dawlada soomaaliya oo War Kasoo Saaraysa Cida Yeelanaysa Mas’uuliyadda Weerarkii Bariire

26th August 2017 admin 0

Xildhibaanada Ahmed Macalin Fiqi oo kamid ah Baarlamanka Federaalka Soomaliya ayaa wax lagu xumaado ku tilmaamay weerarkii shalay lagu laayay dad rayid ah oo beeralay […]

No Image

Mas’uuliyiin Ka Tirsan Somali-land oo Lagu Eedeeyay Tahriibinta Dhalinyradda

26th August 2017 admin 0

Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Sheekh Aadan-Siiro),  oo kamid ah Culimadda Maamulka Somali-land ayaa sheegay in Masuuliyiin Somaliland ka tirsani ku lug-leeyihiin tahriibka, isla markaana […]

No Image

Banaan-bax Loogu Soo Horjeedo Dadkii Lagu Laayay Bariire oo Socda

26th August 2017 admin 0

Banaan-bax loogu soo horjeedo dadkii shalay lagu laayay deegaanka Bariire ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa haatan ka socda duleedka magaaladda muqdisho. Banaan-baxaan ayaa ka socda […]

usa

Mareykanka oo Xaqiijiyay in uu Ku Lug Lahaa Weerarkii Shabeelaha Hoose

26th August 2017 admin 0

Militriga dalka mareykanka ayaa xaqiijiyay in ay ku lug lahaayeen weerarkii shalay ka dhacay deegaanka bariire oo katirsan gobalka shabeelaha hoose xili ay taageero siinayeen […]

Posts pagination

« 1 … 6 7 8 … 30 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes