Daawo:Madaxweynaha Puntland oo daah furay bandhiga bugaagta

gaas

Madaxweynaha Dawlad goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa magaalada Garoowe ku Daahfuray bandhigii 3-aad ee buugaagta, sidoo kalena waxa uu madashaasi kusoo bandhigay boogiisa lagu magcaabo ”A Challenging Transition In Soomaali”, kaasi oo ka waramaya wax qabadkii Madaxwayne Gaas.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.