Maqal iyo Muuqaal: Baardhere Wasiir kaliil oo kawar bixiyey Waxa uu Ka qabanayo Magalada baardheere

Wasiir dowlaha amniga Jubbaland Maxamed Cabdi Kaliil ayaa kawar bixiyey waxa u qabsoomay intuu joogay Gobolka Gedo gaar ahaan Baardheere, Wariye cumar Cali Daruus axmed ayaa kawaraeystey Wasiir kaliil duqayn loo gaystey Kooxda alshaabab isagoo sheegay in kooxda alshabab laga laayey sarkiil lagana furtay hub kala duwan.

Wasiir Kaliil ayaa ka warbixiyey joogitaankiisa Madaalada Baardhere intii muda ah iyo waxii uqabsoomey isagoo sheegay inay yimaadeen bishii Afraad waxaana ku guulaysanay inaan aminga wax kaqabano horumarna gaarsiino dagmada Baardheere.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.