Dhageyso:-Puntaland oo Galmudug uga digtay hurinta Colaada waana in Runta Kasheegaan Nabadgalyada Magaalada Gaalkacyo

camey

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland Cabdixakiin Xaaji Cumar Cameey ayaa sheegay in Puntland ay diyaar u tahay Nabada Magaalada Gaalkacyo wax kastana u hureyso lakiin Galmudug waa inay daacadnimo iyo walaal tinimo layimaadaan si nabad buuxda loo helo, waana inay Galmudug iska daysaa Dilalka qorsheysan iyo fowdada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.