Daawo:Dowladda Kenya ayaa xaqiijisay in Al shabaab ay dileen muwaadin Kenyan ah

Xarakada alshabaab ayaa Dagaalo joogta ah ku haya Dowlada Kenya ayakoo qaraxyo ka fuliya wadadnka kenya gu dihiisa, Dowladda Kenya ayaa xaqiijisay in Al shabaab ay dileen muwaadin Kenyan ah oo ka tirsanaa Al shabaab.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.