Somaliland Oo Ka Hadashay Ciidamo Dawlada Somalia Ka Qaadanayso Gobolada Sanaag Iyo Sool

Wasiir kuxigeenka wasarada gancsiga iyo maal gashiga axmed Maxamed nuur ayaa ka hadlay Ciidamo Dowlda Soomaliya ka qaadanayso Gobolada Sool iyo Sanaag, Ciidmadaan ayaa ka mid noqonaya ciidmada qaranka Soomaliyeed wasiir kuxigeenka ayaa sheegay in dowlada soomaliya farah kala baxdo faragalinta ay ku hayso Somaliland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.