Muuqaa:Madaxweynaha Dawladda Puntland oo ka Qayb Galay Aas Qaran oo Loo Sameeyey Fiqi Bashiir

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa magaalada Gaalkacayo kaga qayb galay aas qaran oo loo sameeyey Fiqi Bashiir Cabdulle Cismaan oo horaantii bishan ku geeriyoodey dalkaasi Sweden.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.