Safiika Turkiga ee Somaaliya Oo U mahad Celiyey Somaaliya Taageeradii Afgembigii

turkiga

Xarunta Safaarada Turkiga ee Magaalada muqdisho waxaa Maanta lagu qabtay kulan hordhac u ah Munaasabad lagu xusayo Maalintii uu fashilmay afgebigii dhicisoobay ee dhacay dalka Turkiga safiirka ayaa uga mahad celiyey shacabka iyo dowlada soomaliya siday u taageereen dalka Turkiga.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.