Madaxweyne Somaliland oo Hargeysa Dib ugu Soo laabtey Kadib Markii Xaalad Caafimaad Imaaraadka U aaday”Sawiro”

siilany

Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo oo safar Caafimaad ku joogay Imaaraadka Carabta ayaa dib ugu laabtay Hargeysa iyadoo si balaaran loogu soo dhaweeyey caasimada Somaliland ee Hargeysa, madaxweynaha waxaa garoonka ku soo dhaweeyey dadweyne aad u tiro badan oo ay ka mid yihiin maayarka caasimada, mudane Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid iyo masuuliyiin kale.
siilanyo

siilanyo

siilanyo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.