Dhageyso:Madaxweyne Hirshabeelle oo ka naxsadey Bulshada Baladwayne

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Cali Cabdulaahi Cosoble iyo wafti uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada hiiraan,Waxaana Garoonka Diyaaradaha ugaas Khaliif ku soo dhaweeyay qeybaha kala duwan ee Bulshada baladweyn.

Madaxweynha Hir-Shabeelle oo Saxaafada la hadlay ayaa sheegay in xiligaan wixii ka dambeeya Ciidamada maamulka hir-Shabeelle laga xukumi doono Magaalada Buula-Burde ee Gobolka Hiiraan halka mari hore laga kula xukumi jiray Magaalooyinka Dhuuso-Mareeb iyo Muqdisho sida uu hadalka u dhigay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.