Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaliya oo Habeenimo Kormeer ku sameeyey Saldhigyada booliska iyo Wadooyinka Muqdisho

BOOLIs

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaliya Jeneraal Cabdixakiin Daahir Saciid (Saacid) ayaa Habeenimo Kormeer ku sameeyey Saldhigyada booliska iyo Wadooyinka Magaalada Muqdisho isagoo u kuur galaayey habsami usocodka shaqooyinka booliiska u hayaan ummada soomaliyeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.