Muuqaal: Somaaliya Oo La Wareegtay Jaamacada Umada

amisom

Ciidamada Burundi ee qeybta ka ah Howlgalka AMISOM ayaa maanta si rasmi ah uga guurey Xarunta Jaamacadda Gahayr oo ku taalla Magaalada Muqdisho, Munaasabad kooban oo AMISOM ku wareejinaysay xarunta ayaa lagu qabtey isla gudaha Jaamacada, waxaana kasoo qeyb-galay Wasiirka Waxabarashada dowladda Federaalka Somalia C/raxman Daahir Cusmaan, Gudoomiyaha Jaamacada Ummada Prof Maxamed Axmed Jimcaale, Madaxa Howlgalka AMISOM, Safiirka Taliyaaniga ee Somalia, Wakiilka QM iyo Marti sharaf kale.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.