Daawo:Dalsoor oo Kashiftay sir u Qarsoonayd Madaxwaynaha Jabuuti

jabuuti

Madaxwaynaha Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele ayaa sida soomalida Ku baratay ah madaxwayne inta badan jecel in soomaliya ay hormarto dhibka ay ku jirtana ka baxdo, Jabuuti ayaa kamida wadamada soomaliya ciidamada nabadeynta u diray Soomaliya.

Madaxwaynaha Jabuuti ayaa waxaan war laga hayn siro badan oo u qorsoonaa lakiin Barmaamijka Dalsoor ayaa kashifay sirahaas oo kamid ahaayeen Xukunka dalka Jabuuti oo gacanta u galay Madaxwyanha iyo qoyskiisa Bilow ilaa Dhamaad.
hoos Kadhawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.