Muuqaal:Shirkii Todobaadlaha Gobolka Baandir oo Muqdisho Kadhacay

banadir

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa yeeshey shirkii Todobaad laha ahaa waxaana shir gudoominaayey gudoomiye kuxigeenka maamulka siyaasada maamulka gobolka Banaadir  waxaana looga hadalay nadaafada iyo sidii loo soo celin laha bilicda magalada Muqdisho.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.