Dhageyso:Ciidmada Gobolka Gedo oo soo wajahday Caqabad Xaga Qalabka ah

ciidan

Ciidamada militariga Gobolka Gedo ayaa waxay dagaal kula jiraan Kooxda Alshabab dagaalkaas ayaa kasocda qaybaha kala duwan ee gobolka Gedo waxaana ciidamadaan soo wajahay qalab la’aan sida qoryaha milatariga,raasas,gadiid,darees oo Col. Aadan Axmed Rufle oo ka mida

Sarkaal kamida Ciidamada Xoogga Dalka ee Gobolka Gedo ayaa ka hadlay dhibaato xilligaan ka jirta Gobolka Gedo islamarkaana haysata Ciidamada Milatariga Soomaaliya waxaana hadaladiisa kamid ahaa

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.