Daawo:Xildhiibanada Jubbaland ee kasoo jeeda gobolka Gedo ayaa qaylo dhaan ku dhuftay

xildhibano

Qaar Ka Mid ah Xildhibaanada Maamulka Jubaland Ee Kasoo Jeedo Gobolka Gedo Ayaa Si Kulul Ooga Hadley Abaaraha Wali Ka Jiro Gobolkaas Waxaana Ay Baaq U Direen Dowladda Soomaaliya Iyo Maamulka Jubaland inay gurmad daga daga lasoo gaaraan dadka abaaruhu saameeyeen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.