Wax ka ogow Udiyaar Garawga Munaasibada Ciida Iyo Suuqyada Baydhabo

eid

Waxaa lagu jiraa tobankii ugu dambeeyey Bisha Ramadaan suuqyada magaalooyinka soomaliya ayaa hada waxaa ka bilowday udiyaar garowga Munaasabada Ciida, Bulshada ku dhaqan Baydhabo ayaa waxay bilaabeen inay suuqyada ka iibsadaan dharkii iyo waxyalaha kale ee loogu talagalay ciida.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.