Maamulka Jubbaland oo Gacanta Ku Dhigay Badmaaxiyiin

markab

Ciidamada Badda Dowladda Goboleedka Jubba-Land ayaa gacanta ku dhigay Badmaaxiyiin si sharci darro ah uga kalumeysanayay Xeebaha Jubada gar ahan Ciidamada Badhaadhe, Ragaan oo u kala dhashay dalalka Iraan iyo Pakistaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.