Muuqaal:Deegaano Kamida Galgaduud oo Abaar xun kajirto

abaar

Roobabkii lafilaayey sanadkaan ayaa aad uyaraa meeloo badan oo kamida soomaliya kuwaas oo ay wali jirto Abaar Xun sida uu kusoo waramayo wariyaha Tvga iyo Radiyaha Qaran Soomali Cabdikariin Bulxan oo socdaal kusoo kal bixiyey Deegaano kamida Gobolka Galgaduud gaar ahaan Kuwa udhow Degmada Caabudwaaq.

Wariye Bulxan ayaa sheegay intuu kormeerayey degaandaan in indhihiisu qabteen abaarxun oo kajirta iyadoo geedihii qalaleen wax roob ahna aysan kamuuqan deegaanadaan.


Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.