Al-shabaab oo dad ku xiray Mudu

shabab

ka imaanaya Koofurta Gobolka Mudug ee Galmudug gaar ahaan Degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Dagaalameyaasha Al-shabaab ay Xabsiga dhigeen Odayaal ku nool Degmadaasi.

Odayaasha ay Al-Shabaab xireen ayaa waxa ay gaarayaan ilaa 15 Oday dhaqameed kuw aas oo ay ku eedeeyeen in ay kas oo horjeesteen ammaro ay horay u soo saareen Al-Shabaab.

Amarkaas ayaa ahaa in Odayaasha Degaanka ay keenaan Dhalinyaro ka barbar dagaalanta Al-shabaab oo ah kuwa degaanka,iyadoo Odayaasha la Xir xiray ay ka soo horjeesteen Amarka Xarakada Al-shabaa

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.