Muuqaal:Taliyaha Ciidanka Xoogga oo ka naxsaday Dadka dagan xarumaha Ciimada

Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Gen Axmed Maxamed Jimcaale Cifiid oo lahadlay warbaahinta ayaa ku amray dadka Soomaaliyeed ee degan xarumaha ciidanka xoogga ee ku yaala Muqdisho iney baneeyaan si dib u dhis loogu sameeyo, Taliyaha ayaa sheegay in talisku uu u baahan yahay xarumahaasi oo dad Soomaaliyeed mudo dheer ay degenaayeen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.