Muuqaal:Minnesota Tacsi iyo Taageero loo dhigay Ciidmadii Puntalnd ee Kudhintay Dagaalkii ay la Galeen Alshabab

puntland

Waxaa Magalada Minnesota ee dalka Maraykanka lagu qabtay Kulan lagu taageerayo dagaalka Puntland kula Jirto Al-shabab iyo duco loo diraayey Ciidamadii ku dhintay dagaalkii dhex maray ciidamada Puntland iyo alshabab waxaana ilaahay looga baryey ciidamadii dhintay in dabigooda alla dhaafo eheladii ay ka tageena samir iyo iiman kasiiyo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.