Daawo:Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo gaaray degaano gobalka mudug katirsan

camey

Madaxwayne ku xigeenka dawlada Puntland Mudane C/xakiin C/laahi Xaaji Cumar Camay ayaa saaka booqday deegaanka Gosol ee gobolka Mudug kormeer ku maray Biyo fadhiyey deegaankaasi oo Go,doon galiyey magaalada ayey ka hadleen maanta.
Madaxwayne Camay oo ugu horayn ka hadlay kormeerkii maanta ayaa sheegay inay wanaagsantahay in laga Faa,iidaysto Biyaha Soconnaya ee degaanada Puntland maaddama ay abaaro kusoo noq noqdaan deegaanada Puntland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.