Dalka Indonesia oo Markab Shixnad gargaar ah ku wareejisay dowladda Soomaaliya. “Sawiro”

markab

Magaalada Muqdisho waxaa ku soo xertay Markab sida Shixnad gar gaar ah oo ka timid Dalka Indonesia Deeqdaan ayaa ka timid dowladda Indonesia ayaa waxaa loogu tala galay dadka Soomaaliyeed ay Abaaruhu saameeyeen, waxaana dowladdaasi kala wareegay Wasaaradda Gargaarka Soomaaliya.
Wasiirka Wasaaradda Gargaarka dowladda Soomaaliya oo ka hadashay Munaasabadii deeq wareejinta ayaa waxaa ay u mahadcelisay dowladda Indonesia oo sheegtay in ay garabtaagan tahay Shacabka Soomaaliyeed.
markab

markab

markab

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.