Muuqaal:Gudoomiyaha gobolka Gedo oo ka warbixiyey Diyaarad ku bur burtay magaalada Garbahaareey

diyard

Gudoomiyaha Gobalka Gedo Maxamed Maxamuud Maxamed ayaa saxaafada u xaqiijiyay in diyaaradaan ay kusoo dhacaday garoonka gGarbaxarey kadib markii Pilotkii lumayey kontrolka diyaarada waxaana saarnaa diyaaradaan labo Qof oo kaliya iyo Raashin Gar gaar ah, isla markaan ay ka bad baadeen labada Qof ee saarnaa diyaarada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.