Madaxwaynaha Galmudug oo Gaaray Degmada Caabudwaaq “Sawiro”

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa Garay Magaalada Caabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud, waftigaan ayaa kamida Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi (Carabey) wasiiro, xildhibaano, saraakiil ciidan iyo waxgarad kale.
Xaaf ayaa noqonaya Madaxweynihii Galmudug ee ugu horeeyey ee booqda Magaalada Cabudwaaq, magaaladan ayaa ka mid magaalooyinka ugu dadka badan deegaanada Galmudug Xirirka Galmudug iyo Caabudwaaq ayaa xumaa Doorashada Xaaf ka hor lamana ka waxay iska badli doona Booqashadaan walow Bulshada Caabudwaaq si heer sare ah usoo dhaweysey Madaxwayanaha Galmudug iyo waftiga lasocday.

Wararkeena damba Kala Socda wixii Kasoo baxa Booqashada Xaaf sSawiradaan waxaa Iska leh Ustaad Bulxan
xaaf

xaaf

xaaf

xaaf

xaaf

xaf

xaaf

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.