Daawo:Madaxweynaha Soomaliya Oo Dib Ugu Soo Laabtay Magaalada Muqdisho

Madaxweynaha Jamhuuriyadda  federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo iyo wafdigii wasiirrada ahaa ee  uu hor kacayay ayaa dalka dib ugu soo laabtey, Madaxweynaha ayaa intii uu Dalka ka maqnaa wuxuu booqashooyin kala duwan ku gaalaa bixiyay Waddamada Jabuuti, Sacuudi Carabiya iyo Qatar.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.