Akhriso magacyada Gudoomiyaasha Cusub Ee Gobolka Banaadir oo qaarkood Wariyaal yihiin

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Thaabit Cabdi Maxamed ayaa xilkii ka qaaday 15 Gudoomiyayaasha degmooyinka Gobolkaan Banaadir Wareegto ka soo baxday Xafsiika Gudoomiyaha Hoos ka Akhriso.

1- Degmada C/casiis: Sharmaarke Maxamed Ladane

2- Degmada Kaaraan: C/fataax Nuur cali yaanyo

3- Degmada Shibis: Safiyo Sheekh Cali Jimcaale

4- Degmada Yaaqshiid: Axmed Xasan Maxamuud

5- Degmada Howlwadaag: C/kariin Cali Kaar

6- Degmada Hodan: Maxamed Axmed Cantoobo

7- Degmada Dayniile: C/wali Nuur Faarax

8- Degmada Wadajir: Cumar C/llaahi Xasan

9- Degmada Dharkeenley: C/raxmaan Siid cali

10- Degmada Shingaani: Basmo Cumar Axmed

11- Degmada xamerweyne: Cumar Shariif Maye

12- Degnada Xamar Jajab: C/wali C/llaahi Maxamed

13- Degmada Waabari Rowdo C/llaahi

14- Degmada boondheere: Zeinab Yuusuf Wehliye

15- Degmada Warta Nabada Zeinab Maxamuud Warasame

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.