Shir Lagaga Hadlayey Hormarinta Isgaadhsiinta Oo Muqdisho Lagu Qabtay ayaa lasoo gaba gabeeyey

jawaari

Shirweynihii Qaran ee Wada tashiga Isgaarsiinta iyo Tignoolojiyada oo sedaxdii maalin ee ugu dambeysay ka socday Magaaladda Muqdisho ayaa maanta si rasmi ah loo soo gaba gabeeyay waxaan xiritaankiisa ka qeyb galay Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo mas’uuliyiin kale.

Shirkan oo mudadii uu socday ay ka qeyb galeen Wasiirada Boostada iyo Isgaarsiinta ee Dowlad goboleedyada,garyaqaanka guud ee Qaranka,shirkadaha bixiya adeegyada internetka iyo isgaarsiinta iyo sidoo kale qeybaha Tacliinta sare ee Dalka .

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.