Wasiirkii Howlaha Guud iyo Dib udhiska Cabaas C/laahi Shiikh Siraaji oo Muqdisho Ku dhintay

Wasiirkii Wasaaradda Howlaha guud iyo dib u dhiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Allaha u naxariistee Cabaas Sheekh C/laahi Siraaji ayaa goor dhow lagu dilay magaalada Muqdisho, Wasiir Siraaji ayaa geeriyooday kadib markii Gaarigiisa ay rasaas ku fureen Ilaalada Hanti dhooraha guud ee Qaranka, kuwaas oo ka shakiyay Waxaana gacanta lagu dhigay ilaa 4 ka mid ahaa Ilaalada Hanti Dhooraha ee ka dambeysay falka lagu khaarajiyay Wasiir Siraaji.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.