MadaxwaynahaSoomaliyaoo War Adag kasoo saaray in 18 kun laga dhigayo Militeriga,

Madaxweynaha DFS Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa markii ugu horeysay ka hadlay qorshaha lagu sameynayo ciidamo isku dhafka ah ee ay yeelan doonto Soomaalya, Madaxwaynaha ayaa sheegay in haatan tirada ciidamada dowladda aysan aheyn kuwa xadidan, laakiin qorshahooda uu yahay in la helo ciidamo awood uleh sugida amaanka dalka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.