Deeq Raashina oo katimid Columbus Ohio oo lasoo gaarsiiyey Isbitaalka Balanbale Video+Sawiro

Isbitaalka Degmada Balanbale oo ay jiifaan dad laliita jirooyin kala duwan ayaa waxaa lasoo gaarsiiyey Deeq raashina oo katimid Columbus Ohio, Maamulka degmada Balanbale iyo waxgaradka ayaa uga mahad celiyey dadkii xoolahaan soo dhiibay iyo hay’adihii soo gaarsiiyey madaama aad loogu baahi qabay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.